Aaydhiin

Aaydhiin waa curiye Neef ah oo ka tirsan juffada Neefaha Halogenka. Aaydhiinta iyo isku dhisyada eey ka midka tahay waxaa inta ugu badan loo isticmaalaa Nafaqo ahaan, iyo warshadaha oo ka sameeysta Acetic Acid.


Aaydhiin (Ingiriis: Iodine) calaamad I waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay konton-iyo-sadex. Aaydhiin waa curiye Neef ah oo ka tirsan juffada Neefaha Halogenka. Aaydhiinta iyo isku dhisyada eey ka midka tahay waxaa inta ugu badan loo isticmaalaa Nafaqo ahaan, iyo warshadaha oo ka sameeysta Acetic Acid. Sidoo kale, maadaama atamka Aaydhiin aad u sareeyo isla markaana suntu ku yartahay ayaa curiyahan waxuu ka mid yahay isku-dhisyada Raajoda (x-ray compounds).


Taariikhda Aaydhiinta

Atomka Aaydhiinta

Fal-galka Curiyeha Kale

Isticmaalka Aaydhiinta

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.