Baxdo waa degmo ku taalo gobolka Galguduud Waxeyna ka tirsan tahay maamulka Galmudug.

dagmada baxdo waa dagmo aad u barwaaqa sooran ah cimiladeeduna dhexdhexaad yihiin.

Dagmada dhaqaalaheedu wuxuu kutiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool ganacsigeeduna wuxuu xiriir laleeyahay magaalooyin dhoor ah sida muqdisho boosaaso gaalkacyo hargeysa hobyo baladweyne cadoodo.

Dagmada waxey laheed xiligii dowladii dhexe ee soomaaliya qeybo badan ee arimaha bulshada sida scool isgaarsiin iyo cisbital iyo waliba xaruma kale ee dowladeed sida saldhiga dagmada hada waxey leedahay goobaha adeegyada bulshada oo dhan sida xarumaha caafimaadka iyo schoolaat farabadan sida dugsiga hoose dhexe iyo sare ee iftiin iyo baxdo primary and secondery school iyo daarul culuum waliba bareefadyo farabadan oo kale sidoo kale waxey leedahay goobaha lagu barto diinta sido masaajid in kabadan 15 masjid oo uu kamidyahay masjidka weyn ee jaamacaa oo uu dhisay sh axmed cali khayre oo lagumagacaabo masjidu nuur iyo sidoo kale dugsi quraanyo gaaraya ilaa 30 dugsi quraan.

Waa dagmo istiraatiiji ah sidoo kalena ah dagmo aad u caan ah oo soomaalida oo dhan aad looga yaqaano gaar ahaan gobolada dhexe, waxaa lagu geeraaraa (baxdo waa laas hadey laastahay waadul joogtaa),

Xiligii hore waxaa degmada looyaqaanay ceelweyne waxeyna kamid aheed xiligii boqortooyadii boqor ujuuraan meelihii xarumaha waaweyn u ahaa maxaayeelay dhanka koofur bari waxaa kagataal meel lagu magacaabo suuq oo xiligii boqor ujuuraan aheyd magaalo wayn,dagmada baxdo waxy kamidtahay meelaha ugu nabada badan soomaaliya kadib markii ay burburtay dowladii dhexe ee soomaaliya,dagmada baxdo waxey kamid noqotay magaalooyinka sida aadka ah faafay baaxad ahaan waxy faaftay ilaa 6km dhan walba waxeyna u qeybsantaa ilaa 7 xaafadood oo kala ah sidaan


sidoo kale waxaa dagmada hoosyimaada tuulooyin badan oo gaaraya ilaa 20 tuulo waxeyna kala yihiin

iyo waliba kuwakale oo badan, dhammaan tuulooyinkaan waxey hoostagaan dagmada baxdo dhinackasta sida maamulka ganacsiga iyo waliba arimaha bulshada sida gargaarka heyadaha caalamiga ah oo lasoo marsiiyo

sidookale waxaa dagmada baxdo kasoo baxay dad caan ah aqoonyahana culumaa,udiinka sh axmad cali kheyre oo ah sheekha diinta islaamka kufaafiyay Soomaaliya oo dhan sida banaadir shabeelada hoose marka bay baydhabo gobolada dhexe sida baxdo iyo deegaanada kuteedsan


ah faafiyay

agoon

Gudoomiyaasha


odayaashii dagmada


  1. Baxdo


•Dadka ku Nool baxdo 18,345 qof