Boqol Toban iyo Afarta Suuradood ee Quraanka
Kitaabka Quran ee kariimka ah waxaa loo qeybiyaa suurado iyo weliba qeeybo hoose oo loo yaqaano Aayado.
Hoos waxaad ku arki liiska jadwalka boqol toban iyo afarta Suuradaha laga bilaabo kow ilaa suurada boqol toban iyo afaraad.
# | Magaca Af-Carabi | Micnaha Af-Soomaali | Tirada Aayadaha | Makki ama Mediini[1][2][3] | Ka warameysa |
---|---|---|---|---|---|
1 | Al-Faatixa | Fur-furid ama bilaabid |
7 | Mekki[4][4] |
|
2 | Al-Baqara | Sac, Lo' | 286 | Medani |
|
3 | Al Cimraan | Qoyskii reer Cimraan, Hooygii Cimráan | 200 | Medani[4] |
|
4 | An-Nisa | Dumarka | 176 | Medani [4] | |
5 | Al-Maa'ida | Cuntada, Wax la cuno | 120 | Medani [4] | |
6 | Al-Ancaam | Nicmooleyda | 165 | Makki[4] | |
7 | Al-Acraaf | Dhererkii, Kuliyada kala sooca | 206 | Makki[4] |
|
8 | Al-Anfaal | Xoolaha gaalada laga furto | 75 | Medani[4] |
|
9 | At-Tawba | Toowbad keen, ka soo noqosho gaf | 129 | Medani | |
10 | Suuratul Yoonis | Nebi Yoonis | 109 | Mekki[4] |
|
11 | Suuratul Huud | Nabi Huud | 123 | Mekki | |
12 | Suuratul Yuusuf | Nabi Yuusuf | 111 | Mekki |
|
13 | Ar-Racdi | Danab/Gugac | 43 | Medani[4] | |
14 | Suuratu Ibrahiim | Nebi Ibrahiim | 52 | Mekki[4] | |
15 | Al-Hijr | Midii dhagaxa lahayd, Dhagaxleey, caasimadii wada dhagax ahayd, Al-Hijr | 99 | Mekki[4] | |
16 | An-Naxli | Shinnida | 128 | Mekki[4] | |
17 | Al-Isra | Dheelmintii(dheelmintii nabiga scw) | 111 | Mekki[4] |
|
18 | Al-Kahf | Godkii | 110 | Mekki[4] |
|
19 | Suuratu Maryam | Maryam | 98 | Mekki[4] |
|
20 | Daaha | Daa-Ha, Rag yahoow | 135 | Mekki[4] |
|
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)