Daad (ingiriis: flood) waa biyo badan oo socda kuwaas oo harqin kara dadka, xoolaha, guryaha iyo waxkasta ooy ku soo hagaagaan. Daadka waxaa keena roob badan oo da'a ama wabiyada oo butaaca.