Iskugeyn

Xisaabin

Iskugeyn sidoo kale loo yaqaano Isku-dar (ingiriis: plus) astaanta calaamada u ah (+) waa hab la iskugu daro lambarada tirada xisaabta. Iskugeyntu waxay ka mid tahay afarta hab ee aasaaska xisaabta.

Labo tiro marka laysku daro wixii ka soo baxa waxaa loo yaqaanaa Wadar. Tusaale ahaa:


3 + 5 = 8
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.