Juurile Jurile | |
---|---|
Magaalo | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Wadanka | Somalia |
Dowlada | |
• Nuuca | Maamul hoosaad Magaalo |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Juurile waa magaalo ku taala gobolka Bari ee wadanka Soomaaliya. Magaalada Juurile waxay ka tirsan tahay Degmada Waaciye oo isu soo ururisa magaalooyin iyo deegaano fara badan[1].
Magaalada Juurile waxay leedahay iskuulo lagu barto tacliinta assaasiga ah.