Kalagoyn

Xisaabin

Kalagoyn sidoo kale loo yaqaano Ka-jar ama Ka-goy (ingiriis: minus) astaanta calaamada u ah (-) waa hab la iskaga jaro lambarada tirada xisaabta. Kalagoyntu waxay ka mid tahay afarta hab ee aasaaska xisaabta.

Labo tiro marka la kala jaro wixii ka soo baxa waxaa loo yaqaanaa Wadar.

Tusaale ahaa:


3 - 5 = 2
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.