Koloriin

Koloriin waxay ka mid tahay Guruubka Neefaha Halogen, waana curiyaha ugu khafiifsan 118 Curiye.


Koloriin (Ingiriis: Chlorine) calaamad Cl waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-todoba. Koloriin waxay ka mid tahay Guruubka Neefaha Halogen loo yaqaano, waana curiyaha ugu fudud ama khafiifsan 118 Curiye ee Diwaanka Curiye

Koloriin waa neef midabkeedu yahay huruud iyo cagaar isku dhafan, inta badana waxay u sameeysantahay labo atom oo isku xidhan.


Isku-xidhka ugu caansan ee curiyehan oo ah mid ilaa wakhti hore la yaqaanay ayaa ah fal-galka eey la sameeyso curiyaha Sodhiyaamka kaas oo noqda Sodhiyaam-koloraydh ama Cusboda ama Milixda aan maalin walba isticmaalno.

Taariikhda Koloriinta

Atomka Koloriinta

Fal-galka Curiyeha Kale

Isticmaalka Koloriinta

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.