Sind سندھ سنڌ | |
---|---|
Gobol | |
Dhismaha Ranikot | |
Nickname(s): Mehran (macnaha: Albaabka) | |
Maabka gobolka Sindh, Bakistan | |
Country | ![]() |
La Aasaasay | 14 Ogosto 1947 dib loo cusboonaysiiyay 1 July 1970 |
Capital | Karachi |
Largest city | : Karachi |
Dowlada | |
• Nuuca | Gobol |
• Body | Golaha Gobolka |
• Badhasaab | Ishratul Ibad |
• Wasiir | Qaim Ali Shah (xisbiga PPP) |
• Maxkamada Sare | Sindh High Court |
Area | 140,914 km2 (54,407 sq mi) |
Tirada dadka (2011)[1] | |
• Dhammaan | 55,245,497 |
• Cufnaanta dadka | 390/km2 (1,000/sq mi) |
Magac kale | Sindhi |
Aag saacadeed | UTC+5 (PKT) |
ISO 3166 code | PK-SD |
Luuqadaha ugu muhiimsan |
|
Kooxaha ugu caansan | Karachi Kings Karachi Dolphins |
Fadhiga golaha gobolka | 168[4] |
Degmo | 29 |
Magaalooyinka | 119 |
Golaha Umada | 1108[5] |
Website | sindh.gov.pk |
Sind, Sindhi (Urduu: سندھ ; Sindhi: سنڌ; Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Sindh) waa mid ka mida afarta gobol ee ugu waawayn wadanka Bakistaan kaasi oo dhaca koofur bari wadankaasi. taariikh ahaan waa meesha ay ka soo jeedaa qawmiyada sindiga, dadka degaanka ayaa u yaqaan magaca Mehran. magaalada ugu weyn ahna magaalo madaxa gobolkaan waa karaaji. waana magaalada sind waa gobolka sadexaad ee ugu wayn baaxad ahaan, iyo gobolka labaad ee ugu dadka badan, waxay xad la leedahay gobolka Balochistan galbeed, gobolka punjab ayaa woqooyi ka jira, gobolada hindiya ka tirsan ee Rajasthan iyo Gujarat ayaa bari ka xiga, bada carbeed ayaa koonfur ka jirta.
dhaqdhaqaaqa gobolka send ee dadka | |
---|---|
Indicator | Statistic |
dadka magaalada | 49.50% |
reer baadiyaha | 50.50% |
koboca dadka | 2.80% |
nisbada lab iyo dhedig | 112.24 |
ganacsatada | 22.75% |
taariikhda dadka | ||
---|---|---|
tirada | tirada dadka | reer magaalka |
1951 | 6,047,748 | 29.23% |
1961 | 8,367,065 | 37.85% |
1972 | 14,155,909 | 40.44% |
1981 | 19,028,666 | 43.31% |
1998 | 29,991,161 | 48.75% |
Magaalooyinka ugu waawayn gobolka Sindh | ||||
---|---|---|---|---|
Heerka | Caasimad | Degmada | Bulshada | |
1 | Karachi | Karachi East Karachi West |
9,339,023 | |
2 | Hyderabad | Hyderabad | 1,166,894 | |
3 | Sukkur | Sukkur | 335,551 | |
4 | Larkana | Larkana | 270,283 | |
Source: Pakistan Census 1998[6] | ||||
This is a list of each city's urban populations and does not indicate total district populations |
Sr. No. | Degmo | Caasimad |
---|---|---|
1 | Badin | Badin |
2 | Dadu | Dadu |
3 | Ghotki | Mirpur Mathelo |
4 | Hyderabad | Hyderabad |
5 | Jacobabad | Jacobabad |
6 | Jamshoro | Jamshoro |
7 | Karachi Central | Karachi |
8 | Karachi East | Karachi |
9 | Karachi South | Karachi |
10 | Karachi West | Karachi |
11 | Kashmore | Kashmore |
12 | Khairpur | Khairpur |
13 | Korangi | Korangi |
14 | Larkana | Larkana |
15 | Malir | Malir |
16 | Matiari | Matiari |
17 | Mirpurkhas | Mirpur Khas |
18 | Naushahro Firoze | Naushahro Feroze |
19 | Shaheed Benazirabad | Nawabshah |
20 | Kambar Shahdadkot | Qambar |
21 | Sanghar | Sanghar |
22 | Shikarpur | Shikarpur |
23 | Sujawal | Sujawal |
24 | Sukkur | Sukkur |
25 | Tando Allahyar | Tando Allahyar |
26 | Tando Muhammad Khan | Tando Muhammad Khan |
27 | Tharparkar | Mithi |
28 | Thatta | Thatta |
29 | Umerkot | Umerkot |
Sanad | isku celcelis qorid iyo akhrin |
---|---|
1972 | 60.77 |
1981 | 37.5% |
1998 | 45.29% |
2008 | 60.7% |
2012 | 69.50% |