Magac: Maxamed Ibraahim Mursal ![]()
Waxaan ahay soomaali degan dalka Finland. Waxaan ahay maamulaha (Administrator) Wikipediyahan. Waxaan rabaa in aan ku soo kordhiyo Wikipediaha afka Soomaaliga maqaalada dhinaca teknoolojiyada sida kombuyuutarada, Dayax gameedyada, elektarooniga IWM. Haduu Alla idmo. walaal waa ku soo dhaweynaa howsha wanaagsan ee aad qabatay bye Ceelqode |
Maqaaladii ugu dambeeyey[wax ka badal | wax ka badal xogta]14 Mey 2024
12 Mey 2024
11 Mey 2024
|
![]() |
The Original Barnstar | |
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay shaqada aad ka qabatay Wikipediahan! Ahmed (talk) 20:45, 23 February 2008 (UTC) |