Xigasho Guud Maqaal yar oo kooban ayaad waxaad ku xariirin kartaa xigasho kooban

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!.
== Xigasho ==
* Hebel hebel. Buuga suugaanta.
<div class="mw-content-ltr">
* Ahmed ,Abdirizak (2013). "Suugaan", Af-maal.
</div>

Qoraalka markaad kaydisid sidaan ayaa kuu soo baxaysa:

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!.

Xigasho


  • Abshir dheere, (2013). "Suugaan", Af-maal.

Xigashada muhimka ah

Sida badan xigashada waa qasab, waxa uuna ku xiranyahay qayb kamid ah qoraalada, Xigashooyinka ee muhiimka ah taasoo ka turjumaysa Ku Saabsan maqaalo lasoo xulay iyo Ku saabsan maqaallo cusub habkaan ayaa loo adeegsadaa

Isku xirka

ku darista xigashada tixraaceeda, waa laga mamaarmaan in raaciyo xarafka <ref> Xigashada ka hor</ref> iyo dhamaadka waxaan kuu soo baxaya tilmaamahaan wax ka badalka maqaal kasta, hadii aad u guda gasho inaad ku huwiso xigashada ee aad galiso calaamadaha qaanada ku jira sida tan oo kale ref


Tusaale-haan ayaa kuu sheegaya qaabka aad usamayn karto:

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!،<ref>Hebel hebel. Buugga suugaanta. Boggiisa. 7</ref>
Baadida.<ref>Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida", ''Af-maal'', 51(78):46</ref>
==Xigasho==
((Hubin))

Marka aad kaydisid sidaan bay ku soo baxaysaa

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye,[1] Af-maal.[2]

Xigasho


  1. ^ Hebel hebel. Buugga Suugaanta. Bogga. 7
  2. ^ Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida", Af-maal, 51(78):46.

Linkiga

Tusaale:

Taariikh nololeedkii madaxweyne General Daa'uud Cabdulle Xersi wuxuu ahaa General-kii ugu horreeyay ee Soomaali ah, <ref>[http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm Wakaaladda hebel iyo hebel.]</ref>

==Xigasho==

  1. ^ Wakaaladda hebel iyo hebel.

Markaad kaysid waxa soo baxaysa

Taariikh nololeedkii madaxweyne General Daa'uud Cabdulle Xersi wuxuu ahaa General-kii ugu horreeyay ee Soomaali ah، [1].

Xigasho


  1. ^ Wakaaladda hebel iyo hebel.