Coordinates: 36°13′N 37°10′E / 36.217°N 37.167°E / 36.217; 37.167


Xalab (Carabiga: ﺣﻠﺐ) waa magaalo iyo gobol oo kutaalo dalka Suuriya. Magaaladda Xalab waxa ku nool 2.738.000 milyan oo qof.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.