Xareed

Xareed waa Biyo aan cusbo badan leheen, sida biyaha wabiyada, Dacda, Biyo Mareenka ama Biyaha dhulka hoose, waxee asal ahaan ka imaadeen Roobka.Xareeda waxaa loo farsameen karaa ama loo isticmaali karaa sida biyaha la cabo.

Si guud xareedda waxaa loo yaqaan biyaha roobka... Sidoo kale XAREED waa mid ka mid ah magacyada labka ee Soomaalidu la baxdo. Sida la malayn karo, canugga XAREED loo baxshay xilli roob ayuu dhashay ama meel biyo xareed ah fadhiyaan baa lagu ag dhalay…



Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.