Cilmibaadhis sidoo kale loo qoro Cilmibaaris (Af Carabi : arAf-Taliyaani : ricerca Af Ingiriis : research) waa hab cilmiga ka mid ah oo tijaabo la sameeynayo ah.

Cilmibaadhistu waa tijaabo iyo imtixaan lagu sameeynayo shey aan wali aqoon fiican loo lahayn.

Juquraafi ahaan, inta badan cilmibaadhista waxaa lagu sameeyaa meelaha aan wali la tegin ama aqoonta fiican laga heynin.

Dhinaca kale, marka cilmibaadhis Baayooloji ah la sameeynayo waxay noqon kartaa tijaabada xanuuno aan weli daawo loo helin.

Guud ahaan, tijaabada cilmibaadhista waxaa lagu sameeyaa xoolaha, sida daanyeerka iyo bakeyleha.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

بحث علمي Research Recherche scientifique