Muuqaalka nooc ka mid ah bakteriyada keenta nooc ka mid ah xanuunka.

Cudur; jiro (Af Ingiriis : disease; Af Carabi : ar‎) waa wax xanuun ku dhaca jidhka noolaha, kaasi oo keena awooddari, daciifnimo ah, iyo geeri. Biniaadanka cudur waxee dhahaan wax kasto oo xanuun ku ah, waxee noqon kartaa waxyaabo badan. xarafka cudur malahan wax u gooni ah. dhakhaatiirta badanaa waxee isticmaalaan xarfo kale, waxeena cudur u adeegsadaan waxyaabaha la aqoonin ama la fahamsaneen.

Mar dambe ma jiri doonaan gaboobid, curyaannimo iyo dhimasho: “Oo kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa.” (Ishacyaah 33:24). Boqortooyada Ilaahay baa masaxi doonta jirrada iyo dhimashada.[1]

Qoraalo kale

Tixraac




Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.