Daruuro ayaa samaysma danabka ka hor.

Danab (Af Ingiriis : Thunder; Af Carabi : ar‎) waa codka, shanqadha, iyo guuxa uu sameeyo hilaacu marka daruuro u socda jihooyin kala duwan isku dhacaan.[1]

Hordhac

Danabku waa guuxa ka dhasha marka daruuro joog hoose leh isku dhacaan kuwaasi oo leh cadaadis iyo heerkul sare leh.[2]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Tixraac


  1. Rakov, Vladimir A.; Uman, Martin A. . Cambridge University Press. p. 378. ISBN 0-521-03541-4.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Thunder". Encyclopædia Britannica. Hentet 2008-09-12.