Dhululubo Waa joomateri ay masaaxad saleedyadiisu yihiin goobo, taa oo masaaxada isku xirta salalku tahay laydi golxo leh Bedka xaddidan

+

Dhululubo

Habka loo cabiro

(r) waa dhexroorka salka

(h) waa jooga dhululubada

(A) Waa bedka salka

(P) Wareega Salka waxaana loo cabiri karaa sidaan

Bedka

Mugga

Dhululubo socod waniin
Mugga waxaa lagu helaa:
(V) =
Iyadoo la isku dhufto Bedka salka iyo jooga =
Sidoo kale Habkaan
Adigoo sidaan u cabira =