Hunguriga neefta ee dadka.
Dhuunta aadamaha marka afka laka furo.

Dhuun (Af Carabi : arAf-Taliyaani : faringite streptococcica Af Ingiriis : streptococcal pharyngitis) waa afka hore ee tuunbada huguriga ee dhex marta qoorta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.

Dhuuntu waa meesha ay ku kala qaybsamaan hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada. Sidoo kale, dhuuntu waa waa meesha hergabka, dureyga iyo dhuun-xanuunku ku dhacaan.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.