Honolulu, Hawaii | |
---|---|
Caasimada iyo Degmada Honolulu | |
Kor ilaa hoos, midig ila bidix: muuqaalka guud ee Farasmagaalka Honolulu, Dekeda Pearl Harbor ee ka baxsan Caasimada, sanabka Boqor Kamehameha I ee badhtamaha caasimada, Madaxa Luulka, biyofurka Xeebta Waikiki, iyo Honolulu Hale (Haalka Caasimada) | |
Nickname(s): Xarunta isweydaarka Baasifiga Gacanka Hooyga HNL Cananaska Weyn Magaalo ("Magaalo" waxaa sida guud loo isticmaalaa naaneysta Honolulu, taasi oo micnahedu tahay in Honolulu tahay magaalada ugu weyn ee ku taala badweynta Baasifik.) Janno | |
Motto(s): Ha'okina'aheo No okina'O Honolulu (Sharafta Honolulu)[1] | |
Meesha ay kaga taalo Degmada Honolulu County iyo gobolka Hawaii | |
Wadanka | United States |
Gobol | Hawaii |
Degmo | Degmada Honolulu |
Dowlada Hoose | April 30, 1907[2] |
Dowlada | |
• Duqa-magaalada | Kirk Caldwell (Xisbiga Dimuqraadiga) |
• Golaha Degmada Caasimada Honolulu | Members
|
Area | 68.4 sq mi (177.2 km2) |
• Land | 60.5 sq mi (156.7 km2) |
• Water | 7.9 sq mi (20.5 km2) |
Joogga 100 ft.-300 ft. | 19 ft (6 m) |
Tirada dadka (2010) | |
• Caasimad | 390,738 (46aad) |
• Cufnaanta dadka | 5,574/sq mi (2,152.2/km2) |
• Metro | 953,207 |
Magac kale | Honolulan |
Aag saacadeed | UTC−10 (Hawaiian (HST)) |
Zip Kodh | 96801-96850 |
Furaha | Area kode 808 |
FIPS kode | 15-17000 |
Astaanta GNIS | 366212[4] |
Website | www.honolulu.gov |
Honolulu (/nəˈluːluː/ or /nəˈluːluː/;[5][6] honoˈlulu) waa magaalo-madaxda iyo caasimada ugu shacabka badan ee gobolka Hawaii.[lower-alpha 1]
Sidoo kale, caasimadani waa fadhiga dowlada ee caasimada Honolulu ee Degmada Honolulu. Guud ahaan, gasiiradaha Hawaii waxay caan ku yihiin dalxiiska iyo tamashlaha, caasimada Honolulu oo ku taala jasiirada Owahu ayaa ah magaalada ugu weyn ee ugu horeeysa deegaan ahaan. Waxaa intaasi dheer, Caasimada Honolulu waa xarun Ciidanka Xooga dalka Maraykanka taasi ooy ku taalo Dekeda Pearl Harbour ee caanka ku ahayd duqayntii diyaaradaha ciidamada cirka ee wadanka Jabaan goortii lagu jirey Dagaalkii Labaad ee Aduunka. Deegaankani waa mid ka mid ah xarumaha milatari ee ugu wayn ciidamada Maraykanka, halkaasi ooy ku hayaan hub iyo ciidan aad u badan. Intaasi waxaa dheer, Caasimada Honolulu waa xarun ganacsi taasi oo kulmisa safarada galbeedka iyo bariga ee dhex mushaaxaya Badweynta Baasifik. Waxay ku caan baxdey soo dhawaynta, dalxiiska, hidaha iyo dhaqanka daka u dhashay Hawaii, cuntooyinka, madaalada, tumashada iyo tamashlaha.
Honolulu waa meesha ugu fog ee galbeedka iyo koonfurta qaarada Ameerika iyo caasimadaha Maraykanka. In kastoo sida caadiga ah loogu yeedho kaliya Honolulu ama naaneysaha kale, dowlada Maraykanku waxay u aqoonsan tahay "Caasimada Honolulu" si looga sooco dhamaan waxyaabaha kale ee la xidhiidha magaca.[8] Caasimada Honolulu waa gasiirado leh ganacsi xoogan oo ku dhex yaala Badweynta Baasifik.
Bulshada ku dhaqan Caasimada iyo Degmada Honolulu gabi ahaan waa 390,738 qof (sida dowlada dhexe Maraykanku sheegtay tirokoob ay sameeysay sanadkii 2010ka),[9] halka shacabka marka lagu daro nawaaxigeeda ay noqoneyso ilaa 953,207.
Ereyga Honolulu micnahiisu waa "hooyga dekeda"[10] ama "dekeda degan" (calm port).[11] Inta la ogyahay waxaa lagu sheegaa magaca magaaladan inuu ka soo jeedo qabiilka Kou, ee deegaanka ku dhaqan.[12] Caasimada Honolulu waxay magaalo-madax u ahayd gasiiradaha Hawaii tan ilaa 1845kii goortaasi oo lagu soo daray maamulka wadanka Maraykanka.
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
Gobolada Maraykanka | |
---|---|
Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota |
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
Hawaii is the only state that has no incorporated places recognized by the U.S. Census Bureau. All places shown in the data products for Hawaii are CDPs. By agreement with the state of Hawaii, the U.S. Census Bureau does not show data separately for the city of Honolulu, which is coextensive with Honolulu County.Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
Cite error: <ref>
tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/>
tag was found