Kobalti

Curiyaha Kobalti

Kobalti (ingiriis: Cobalt) astaanta (Co) waa curiye kimiko oo leh lambar atom labaatan-iyo-todoba ah. Curiyaha Kobalti waa bir, adag, oo laga helo Qolofka dhulka ayadoo ku ladhan macdano kale.

Kobalti markay kaliga tahay waa bir adag, cuf wayn leh, midabka naxaasta oo casuus ku jiro leh.

Macdanta Kobalti ku dhex jirto tan iyo wakhtiyadii hore ayaa loo isticmaali jirey isku qurxin iyo in lagu dahaadho walxaha kale.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.