Naafto jaamud ah
Naafto khafiif ah

Nafto (Af Ingiriis : diesel; Af Carabi : ar‎) waa dareere loo adeegsado makiinadaha ku shaqeeya naftada, sida baabuurta, Matoorada Korontoda iyo Maraakiibta qaarkood.

Qoraalo kale

Tixraac


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.