Saynis (Af Carabi : ar‎; Af-Taliyaani : Scienza; Af Ingiriis : Science) waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin

Qeexis

Saynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo haydrojiin ah iyo hal atom oo ogsajiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". Saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay

Macnaha Sayniska

Saynisku waa waxa lagu kala garto noolaha iyo manoolaha

Sayniska aan Muuqan waa sida hawada

Hawada lama arkee waa la dareemaa

Hawadu waa ay fidaa marka la kululeeyo

Hawadu waa ay isku soo ururtaa marka la qaboojiyo ama ay qabowdo

Saynis dadku sameeyeen

Sayniska Inta uu ka koobanyahay



Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.