Shakaal (Af Ingiriis : hypotenus) waa erey xisaabeed, khadka ugu dheer ee saddax-xagalka,

Aalka iyo joogga

Si aan ku soo saarno bedka waa in aan naqaanaa salka iyo joogga saddexagalka. Salka waa cabbiri karnaa laakiin joogga waa in aan sawirnnaa.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.