Subag

Subag (Af Carabi : arAf-Taliyaani : burro Af Ingiriis : butter) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo.

Subagu wuxuu u qaab dhow yahay saliida, laakiin wuu ka nafaqo badan yahay urtiisana wey ka caraf badan tahay.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.