Xagal.

Xisaabta Joomitirigu, ee ah Xagal waa qaab joometeri ee ka dhalata kulanka Xarriiq barta ka billaabata waxaa lagu magacaabaa geeska xagasha.

Cabbirka Xagasha

Xagal θ waa maxsuulka s U qeybinta r.

Si loo cabbiro xagasha θ, waxaa loo sariraa qaanso ee qabsanaysa geeska Xagasha adeegsiga jiheeyaha. Qeybinta dhererka qaansada s gacanka r ku dhufashada si loo weyneeyo k waxa uu ku tiirsanyahay halbeegga qiyaasta ee loo adeegsado waxaa noo soo baxaysaا:

Halbeegga qiyaasta xaglaha

Si xagal loo cabiro waxaa la qiyaasaa dhererka qaansada Goobo bartamaha ee barta isgoska geeska goobo ee koobaysa inta u dhexeysa geeska xagsha waxaa loo qeybinayaa ee wareegga goobada haddii la isku dhufto jawaabta marka loo eego waxa uu ahaanayaa cabbirka xagasha qiyaasta goobo. Xisaabinta qiyaasta xagasha si digrii ah, waxaa lagu dhifanayaa saamiga u dhexeeya qaansada ee buuxisay inta u dhexeeysa dhinacyada xagasha iyo Meeris taas oo xuddunteedu tahay barta isgoyska ee tirada 360. Waxaa loo suntaa darajada goobo yer summad cabbirka ugu sarreeya ee xagal waa 360°.

Noocyada xaglaha

Xagal qumman
Xagal dibedbax
Xaglo isqummiye
Xaglo istoosiya

Qodobbo ku saabsan