Yubbe waa degmo ka tirsan gobolka sanaag, ee Jamhuriyada Somaliland waxay dhanka bariga ka xigta qiyaas ahaan 90km magaalo madaxda gobalka cergaabo. Waa magaalo taarikhiya waxay leedahay dhul bilic ahan soo jiidasho heer sare ah leh.

Taariikh

Juquraafiga

Juquraafi ahaan Yubbe waxay ku taalaa goob istaraatiiji ah, Waxa ku yaala buuro iyo beero aad u waawayn. Deegaan ahaan waxaa hoos taga dhul aad u balaadhan oo ay ka midyihiin tuulooyinka iyo deeganadan hoos ku xusan.

Deegaanada hoosyimaada waxa ka mida

Dhaqaalaha

Beelaha