Wakhtiga dharaarta ee dhulka

Dharaar (Af Ingiriis : Daytime) marka la joogo oogada dhulka, dharaar waa wakhtiga uu ileyska cadceedu hayo oogada sare ee dunida. Dharaarta ayaa bilaabata lixda saac ama 12 ka maalinnimo,  waxaa kaloo loo yaqaan xiligaan

Sidoo kale eeg

Dabaqa saacada ee Birmingham, Ingiriiska , xili dharaar ah ,saacada ayaa sheegaysa 12 oo maalinimo, 

Tixraac

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.