Marka Qoraxda soo baxdo iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo.

Maalin (Af Ingiriis : day) waa cabir ka mid ah halbeega wakhtiga oo ah wakhtiga ileyska qoraxdu dul joogo oogada sare ee Dhulka.

Sidoo kale marka la fiirinayo kalandarka maalmaha Maalin waxaa loo yaqaanaa 24 saacadood taas oo lagu xisaabinayo wakhtiga habeenkii.

Kalandarka Islaamka maalintiisa waxay bilaabataa Qorax soo bax iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo, dhanka sanadka miilladigana maalinta ay isbedesho habeen barkii.

Sidoo kale eeg

Tixraac

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.