Kani waa maqaal ku saabsan xayawaanka duurjoog ah. Maqaalo u micno dhow fiiri xayawaan, gurijoog iyo xoolo
Shabeel
Gool
Libaaxu waa xayawaanka duurjooga ah.
Masku waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.
Waraabuhu waa xayawaan duurjoog ah.
Harimacadku waa bahal ka mid ah Bahda Bisada.
Yeeygu waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.

Duurjoog (ingiriis: jungle animal) waa Xayawaanka aan la dhaqanin ee khatarta ah. Duurjoogtu waa dhamaan xayawaanka ku nool duurka, keymaha, buuraha, iyo deegaanada ka fog magaalooyinka.

Duurjoogta waxaana ka mid libaaxa, waraabaha, shabeelka, harimacadka, yeyga, butida, masaska, iyo kuwo kale oo badan.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.