Brotista | |
---|---|
![]() | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Xukun: | Eukarya |
kala saarka waa lagu kala duwan yahay |
Brotista (Af Ingiriis : Protist; Af Carabi : ar; loogu dhawaaqo: /oʊtɨst/) (magaca Saynis paraphyletic) waa koox balaadhan oo noole ka tirsan silsilada boqortooyooyinka nolosha. Brotista waa noole yar (ili-maqabatay ah) leh hal unug, kaasi oon lahayn waslad (ama xubno is-heystaa ama iskuxidhan). Wakhtiyadii hore waxaa kooxdan lagu dari jiray dhinaca boqortooyada Brotistai, laakiin xadaarada iyo Sayniska cusub ee maanta waxaa loo aqoonsaday in Brotista ka tirsan tahay lafdhabar la'leyda (noolaha aan lahay lafdhabarka).[2][3][4] Eray u dhigma Protoctista ayaa loo adeegsadaa noolahaan hay'ado iyo machadyo kala duwan.[5][6][7]
In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadanka Maraykanka iyo Kanada waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (Xayawaan, Dhir, Fungi, Brotista, Arjaeya, Bakteriya); halka wadanada ay ka mid yihiin Ingiriiska, Hindiya, Australia, Latin Amerika, meelo badan oo Afrika ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.[8]
|
| ||||||||||||||||||
|ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |