Dubniyaam


Dubniyaam (ingiriis: Dubnium) astaanta (Db) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-shan (105). Curiyaha Dubniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 5aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 268.

Curiyaha Niyobiyaam waxaa loogu magac daray magaalad Dubna ee ku taala dalka Ruushka, meeshaas oo markii ugu horeeysa laga helay. Birtan waa mid aad culus oo ka mid ah biraha guruubka d-block.


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.