Koroomiyaam

Curiyaha Koroomiyaam.

Koroomiyaam (ingiriis: Chromium) astaanta (Cr) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay labaatan-iyo-afar (24). Curiyaha Koroomiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 6aad ee Diwaanka Curiye.

Curiyahan waa adke la kala jabin karo oo leh midab cagaar iftiimaya taas oo leh bar dhalaalin aad u sareeysa.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.