Meitneriyaam

Meitneriyaam (ingiriis: Meitnerium) astaanta (Mt) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-sagaal (109). Curiyaha Meitneriyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 9aad iyo heerka 7aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Meitneriyaam lama helo ayadoo dabiici ah, laakiin laabka (laboratory) ayaa lagu diyaarin karaa.

Curiyahan Meitneriyaam waxay leedahay hal isotope oo dagan 278Mt taasi oo noolaan karta wakhti dhan 7.6 ilbiriqsi. Sanadkii 1982kii ayaa markii ugu horeeysay lagu sameeyay xarunta cilmi-baarista ee The GSI Helmholtz Centre for Heavy Ion Research ee ku taala Darmstadt, dalka Jarmalka.

Xigasho


Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.