Tantalum

Curiyaha Tantalum.


Tantalum (ingiriis: Tantalum) astaanta (Ta) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay todobaatan-iyo-sadex (73). Curiyaha Tantalum waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 4aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 180.94788.

Curiyaha Tantalum waxaa markii hore loo yaqaanay Tantalium, magacaas oo laga soo xigtan sheekooyin hore ee Giriiga, Tantalus. Birtani waa mid aad ugu yar dhulka, leh midab cirdhow cagaar ku dhex jiro, taas oo adkeysi fiican u leh daxaleysiga.

Birta Tantalum inta badan waxaa laga sameeyaa qalabka laabka (laboratory) lagu isticmaalo, in lagu dahaaro biraha kale ee jaandiga, iyo sheeyada elektarooniga sida Taleefanka Gacanta, Dvdga, Koombuyuutarka, ciyaaraha videoga iyo wixii la mid ah.

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.