Hoosingo (sidoo kale loo yaqaano "Hoowsingow") waa dagmo ku taala gobolka Jubbada Hoose, Waxaana degan Beesha Sheekhaal(Aw Qudub ) gaar ahaan waxaa ugu badan beesha reerow samatar Jubbada Hoose ee wadankaSoomaaliya.
Degmadan oo lagu qiyaaso boqol jir ayaa waxa dhinaca galbeed xad kala leedahay wadanka Kenya halka magaalada Kismaayo kaga taalo dhinaca bari ama qorax ka soo baxa.[1]
Hoosingo waxay mid ka tahay todobo degmo ee gobolka Jubbada Hoose ka kooban yahay. Sida taariikhda ku xusan tan iyo waqtigii Dawladda Soomaaliya qaadatey xoriyada sanadkii 1960-kii, magaalada Hoosingow waxay mid ka ahayd degmada Badhaadhe, hase yeeshee sanadku markuu ahaa 2010-kii ayaa Dowladii Ku Meel Gaarka ahayd ee Sheekh Shariif u magacaawdey Hoosingo degmo ka tirsan degmooyinka gobolka Jubbada Hoose.
magacaygu waa dalmar daacad oo ku nool gudaha dalka jarmalka gaar ahaan Greifswald waxaan idin odhan lahaa kor isku soo qaada beesha sheekhaal wayn
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.