Xagar waa degmo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Degmada waxay deris la tahay degmada Afmadow, dhanka gobolka Jubada Dhexe waxay deris la tahay magaalada Bu'aale. Degmadu waxay degmanimadeeda qaadatay sannadkii 1974. Degmada waxaa hoos yimaada in ka badan 55 tuulo. Degmadu waxay caan ku tahay cimilada wanaagsan, taaso ka dhigan inay ku fiican tahay in laga dhalin karo koronto. Degmada waxa dega beesha Jidwaaq, gaar ahaan beesha Bartire Habar Saacad, Maxamud Axmed.

Taariikh

Juqraafiga Jubbada Hoose

Beelaha Jidwaaq

Dhaqaalaha

Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.