Galmudug | |
---|---|
Wadan | ![]() |
Caasimada | Gaalkacyo |
Area | 290,462 km2 (112,148 sq mi) |
Tirada dadka (2007) | |
• Dhammaan | 3,169,120 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Mudug waa gobol weyne ka tirsan gobolada Dalka Jamhuuriyada Soomaaliya, [1] gobolka wuxuu xad la leeyahay, Galbeedka waxaa ka xigga dalka Itoobiya Koofur wuxuu xad la leeyahay Gobolka Galgaduud, waqooyi Gobolka Nugaal, halka Barri (Qorax kasoo bax) uu ka saaran yahay Badweynta Hindiya. gobolka dhaqaalihiisa wuxuu Ku tiirsan yahay xoolaha nool. waaxana Dagah beelaha Sacad, Saruur, Majeerteen, Leelkase iyo beesha Madhibaan.[2]. Gobolkaan waxaa degen dad lagu qiyaaso 131,455 oo qof, tirakoobkii 2005.[3]
Gobolka Mudug waxaa loo kala qeeybiyaa koofur iyo waqooyi.
Koofur waa boqolkiiba %80 dhulka Gobolka Mudug, waana Galmudug, halka waqooyi uu yahay boqolkiiba 20 dhulka Mudug, waana puntland.
Koofur waxaa degga beelaha Sacad oo degga degmooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo iyo Saruur oo degga Xarardheere.
Waqooyiga oo ah puntland waxaa degga beelaha Cumar Maxamuud (Majeerteen) oo degga Gaalkacyo iyo Jariibaan iyo Leelkase "Xer" oo degga Galdogob. [[1]]
https://en.wikipedia.org/wiki/Mudug
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Mudug Region. |
Template:Gonbolka MuduG
|ciwaan=
ignored (caawin)